(Daawo Sawirro) Madaxweyne Laftagareen oo safarkiisii ugu horeeyey ku tegay..

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur galbeed C/casiis Laftagareen ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Laftagareen iyo wafdigiisa ayaa waxaa ku soo dhoweeyey Xudur, Maamulka gobolka Bakool, saraakiisha iyo qeybaha bulshada. “Waxaa maanta safar ku tagay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaa safarka igu wehlinayay qaar kamid ah wasiirada maamulkeyga, xildhibaano dowladda … Continue reading (Daawo Sawirro) Madaxweyne Laftagareen oo safarkiisii ugu horeeyey ku tegay..